Ka dhig qaraalada aad soo dhigto Facebook ga
Colour ka aad jeceshahey..
Sidaan Wada ogsoonahey badanaa qoraalada lasoo dhigo facebooga waxey leeyihiin Hal midab kaasoo ah midabka (madowga) inta badana dadka isticmaala facebooka ay ka horeysiiyaan calaamada hashtag (#) si ey midabka madowga ahi ooga badalmo... lkn calaamadaas # waxaa loo isticmaalaa ujeedooyin gaar ah.
hadaba si aad ooga dhigtid postigaaga mid clouro kala duwan leh raac codeskan hortoodana ku qoranyihiin clourkuu xambaarsanyahey.

<+fg=b0ffd700> golden
<+fg=b0000000> black
<+fg=b0ff7f00> orange
<+fg=b0ffff00> yellow
<+fg=b0ff00ff> light pink
<+fg=b0ff007f> dark pink
<+fg=b0ff0000> redish pink
<+fg=b0800000> brown
<+fg=b0ffc0cb> light purple
<+fg=b06f00ff> dark blue
<+fg=b0c0c0c0> grey
<+fg=80ffffff> sky blue
<+fg=b000ffff> light blue
<+fg=b0bf00ff> purple
<+fg=b08f00ff> dark purple
<+fg=b0808000> mehandi green
<+fg=b0ba55d3> light purple
<+fg=b0f000f0> majenta
<+fg=b00000ff> blue
<+fg=b0b08080> steel grey
<+fg=b0000080> movve
<+fg=b0964b00> light brown
<+fg=f0f00f0f> red
<+fg=b000ff00> green

Fiiro gaar ah: ha ku Darin calaamada (+) ka ah.